Siyaasiyiin Puntland oo Dood adag ka Yeeshay Nooca Doorashada Somalia ee 2016 {DHAGAYSO}
Garowe 16.Dec 2015 (SDN/QJ):- Weli waxaa muran ka taagan yahay habka lagu salayno soo xulista Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya, iyadoo nidaamka habka deegaanka iyo 4.5 ay yihiin labada la isku mari la yahay ilaa iyo hadda.
Siyaasiyiin kasoo jeeda Puntland isla markasna ka qayb galay doorashadii Puntland ee 2014 ayaa dood ka yeeshay doorashada 2016 iyo shirarka Muqdisho.
Dooda ayaa dhexmartay siyaasiyiinta kala ah Maxamed Cabdinuur Xirsi, Cabdiweli Maxamed Guray, Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Gablax iyo Cabdi Daahir Yuusuf kuwaasoo dhammaantood u toog haya marxalada siyaasadeed ee dalka.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Doodwadaag15.mp3″]