|

Al-Shabaab Oo Markii Ugu Horreysay Soo Bandhigtay Muuqaalka Dhabta Ee Hoggaamiyahoodii Dhanka Ciidamada Ee Maraykanku Dilay DAAWO

Muqdisho,14Dec,015(QJ/SDN)-Warbaahinta Ururka Al-shabaab, ayaa markii u horeysay soo bandhigtay Sawirka dhabta ah ee hoggaamiyihii dhanka Ciidammada iyo dagaalka ee Al-shabaab Aadan Xaashi Faarax (Ceyrow).

Aadan Xaashi Ceyrow oo Al-shabaab gudaheeda looga yaqaanay Sheekh Cabdillaahi Sahal al-ansaari, ayaa ku dhintay Gantaal Ciidammada Maraykanku ku rideen guri uu kaga sugnaa deegaanka Dhuusa-mareeb ee Gobolka Gal-gudud ee Soomaaliya.

Warbaahinta Al-kataa’ib ee Al-shabaab, ayaan la ogeyn sababta ay xilligan u soo bandhigtay Sawirka iyo muuqaalka Dhabta ah ee Aadan Xaashi Ceyrow.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Aadan Xaashi Ceyrow;

ceyrow-1

 

Comments are closed