|

Tafiirtii uu Ka Tegay General Maxamed Caynaanshe Guuleed oo Siyaad Barre Dil ku fuliyey oo Magaalada Burco Si diiran loogu soo dhaweeyay DAAWO

Burco 14.Dec 2015 (SDN/QJ):- Laba nin oo aqoon yahano ah Isla markaana ah Tafiirtii uu ka tegay alle ha u naxariistee Generaal Maxamed Caynaanshe Guuleed oo Kacaankii Siyaad bare ku fuliyey Toogashadii u horaysay ee uu sameeyay markii uu inqilaabka ku qabsaday dalkii la isku odhan jiray Jamhuuriyadda Somalia ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyay Magaalada Burco oo ay dhalasho ahaan ka soo jeedaan.

Comments are closed