|

Golaha Deegaanka Caasimadda Hargaysa oo Kulan la qaatay Wefti ka Socda Waddanka Finland iyo arrimaha ay ka wada hadleen DAAWO

Hargaysa 14.Dec 2015 (SDN/QJ):- Ku simaha Duqa Caasimada Hargaysa Ahna Maayar Ku Xigeenka Mr Cabdicasiis Cagoweyne oo ay Weheliyaan qaar ka Mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka ayaa Kulan la qaatay Wefti ka socday dalka Finland oo Dawlada Hoose Gacan ka siinaya hagaajinta qaab dhismeedka Magaalada Hargaysa.

Comments are closed