|

Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Waddani oo Markii Kowaad ka Hadlay In Lagula Tartamo Jagada Madaxweyne Ku Xigeen DAAWO

Hargaysa 13.Dec 2015 (SDN/QJ):-Guddoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Waddani ayaa Marki ugu horayeey ka hadlay in lugula Tartamo jagada Madaxwayne Ku Xigeen ee Xisbiga Waddani ,Sido kale Axmed Muumin Seed Waxa Xukuumadda Madaxwayne Silaanyo ujediyeey Dhaliilo adag Sheegayna in UMada danyarti la kulmeen Sixir barar Ku baahay Dalko Dhan ,Dhanka kale Waxa soo hadal qaday Kuumada Madaxwayne Silaanyo la yeeshay Xukuumadisa isago Tilmaamay inay Mihiim tahay inu Shicibka la hadlo

Comments are closed