|

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland oo Maanta Kulan u furtay Dhamaanba Safiirada Iyo Danjirayaasha S.land u fadhiya Caalamka DAAWO

Hargaysa 12.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaarada arimaha dibada Dr, Sacad Cali Shire ayaa maanta furay kulan socon doona muddo 5 maalmood ah oo lagu dar dar galinayo siyaasada arimaha dibada iyo xil gudashada safiirada.

Shirkan ayuu Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Waxa uu ku sheegay inay Dhiig Cusub gelinayaan Siyaasada amuuraha dibada ee uu u Xilsaaran Yahay.

Comments are closed