|

Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta oo Kulan la Yeeshay Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka DAAWO

Hargaysa 12.Dec 2015 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Macdanta Iyo Tamarta Eng Xuseen Cabdi Ducaale ayaa Maanta hor tagey Gudida Ilaalinta iyo Daba Galka Hantida qaranka ee Golaha Wakiiladda.
Kulankan oo Saxaafadu dibada ka Joogtay Isla markaana ay ku wada xisaabtameen Wasaaradan oo wax ka tirsanaysay Warbixin ay soo saareen Gudida daba galka Hantida qaranka ee Golaha Wakiiladda ayaa Markii uu soo Idlaaday Waxay Warbaahinta ugu warameen Barxada Xafiiska Gudidaas ee Xarunta Baarlamanka.

Comments are closed