|

Kulan Lagaga Hadlayay Dib u habaynta Gudiga cadaalada Somaliland oo Hargaysa ka Qabsoomay DAAWO

Hargaysa 12.Dec 2015 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha maxkamada sare oo uu wehelinayo wasiirka cadaalada ayaa maanta shir howleed ku saabsan sidii loo tayayn lahaa garsoorka uga furay gudida cadaalada iyo xubno ka mid ah bulshada rayidka ah.

Ugu horayn waxa halkaasi ka hadlay Gudoomiyaha Maxkamada Sare Garyaqaan Aadan Xaaji Cali
Geesta kalana waxaa isna halkaasi ka hadlay wasiirka wasaarada cadaalada mudane Axmed Faarax Cadare waxa uuna sharaxaad ka bixiyey ujeedada shirkan

Comments are closed