|

Xuska 10 Guurada Maalinta Qoomiyadaha Itoobiya oo Hargaysa Lagu Qabtay Iyo Weedhihii Laga Jeediyey DAAWO

Hargaysa 10.Dec 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Madaxweyne ee Xisbigaas,Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Waddani,Mas’uuliyiin ka Tirsan Golayaasha qaranka Iyo Weftigii ka socday Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya ayaa ka qayb galay Xuska Sannad Guurada 10aad ee Maalinta Qoomiyadaha Itoobiya ee Lagu Magacaabo 29-ka Hidaar ee Taariikhda dalka Itoobiya ee Sannadka 2008 Taas oo ka qabsoontay Huteel Maansoor.

Comments are closed