|

“Dadka Jecel In Xisbiga WADDANI La Isku Qabsado Sidii KULMIYE, Ha Sugaan Shirweynaha” Siciid Sulub DAAWO

Hargaysa 09.Dec 2015 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee hawlaha guude ee Somaliland Siciid Sulub Maxamed oo ka mid ah masuuliyiinta xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa ka hadlay warar sheegay in khilaaf ka jiro hanaanka loogu tartamayo musharraxa Madaxweynaha xisbiga WADDANI, waxaanu soo jeediyay in la sugo wakhtiga uu qabsoomayo shirweynaha xisbiga WADDANI.

Comments are closed