|

Marwada Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wasiiro Xukuumadda Ka Tirsan oo Kormeer Ku Tegay Magaaladda Burco Iyo Wasiir Xaglo Toosiye oo Bulshadda Burco ka dalbaday inay Baryada Iska Daayaan DAAWO

Burco 09.Dec 2015 (SDN/QJ):- Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ay Weheliyaan Xubno ka tirsan Golaha Wasiiradda ayaa maanta socdaal shaqo ku tagtay gobolka togdheer,Waxayna soo Kormeereen Cisbitaalka Guud ee Magaaladaas iyo Xarumaha Caafimaad ee Hooyada iyo Dhalaanka Iyo Dugsiga Barashada Culuunta Caafimaadka ee Magaalada Burco.

Comments are closed