|

“In la I qaawiyey oo Diricii la iga Bixiyey ayaa Igu Walaahi oo Bilaahi ah” Natiijadda Safarka Halaaga Tahriibta DAAWO

Hargaysa 09.Dec 2015 (SDN/QJ)- Waa Warbixin Dhiilo-sid ah oo Ku wajahan Tacadiyo Tiro badan oo dhallinyaradda Somaliland kala Kulmaan Mudada ay ku Jiraan Safarka Geerida oo ah Tahriibka gaar ahaan kuwa u kicitima dalka Liibiya si ay uga raacaan Laashash geeya Xeebaha Waddanka Talyaaniga.

Warbiximaha ay helayaan daneeyeyaasha Xuquuqda Aadamaha ayaa Sheegaya in Dumar uur leh lala dhacay Biro garaa’id ah Iyo Wiilal Nafta lagaga Jaray Sidii loola dhacayay bir.

Socdaalka Geeridu Sawiradiisu Ma aha kuwo Qurux Badan Waa Kuwo dareenka Gilgilaya Waa Kuwo Kicinaya Damiirka qofkasta oo daawada .

Comments are closed