|

Soomaali Mudo Ku Siman 46 Sannadood oo Cimrigiisa ah Tahriib Ku Maray Qaarado badan Isaga oo Wax Basaboor ah Sidan,Haatana Wuxuu ku nool yahay Dalka Malaysia DAAWO

Kual-Lampur 09.Dec 2015 (SDN/QJ):- Xaaji Xasan Cali Sugule Waxa uu Sheegay inuu 1969kii ka Baxay Magaaladda Burco Xiligaas oo uu u Kicitimay Dalka Isu taga Imaaraadka Carabta Wuu ka sii Gudbay oo dhanka Giriiga ayuu afka Saaray Ilaa uu Gaadhay Waddanka Maraykanka Sannadkii 1972kii Halkaas oo uu Sannado badan ku noolaa,Wuxuu Hayaankiisa Taariikheed ku soo afbeelay dalka Malaysia oo uu soo degay Sannadkii 2002-dii.

Xaaji Xasan Cali Sugule arrimaha la Yaabka leh ee uu ka sheekeeyay Waxaa ka Mid ah Inaanu ku safri Jirin Wax Basaboor ah.

Kual-Lampur SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed