|

Weligaa Ma Maqashay Dameer Dawladii Somalia u Xidhnaa Mudo 12 Sannadood ah? Waa Darmaan Iyo Dalxiis Iyo Barnaamij ay Qurbejoog Ka Diyaarisay Qaybtii 1aad Iyo Tii 2aad {DHAGAYSO}

Hargaysa 09.Dec 2015 (SDN/QJ):- Waa Qaybtii Labaad ee Barnaamij Suugaaneed ay Shabakada Qurbejoog.com ugu Talo Gashay Bah’da Ku Xidhan Meel kasta oo ay ka Joogaan Caalamka.

darmaan iyo dalxiis
Waa Sheeko Cajiib ah Waa Laba Maxbuus oo dad iyo duunyo kala ah Balse Ku wada Jiray Xabsi Ilaaladiisu adag tahay,Sida looga baxaana ay Naadir Tahay, Waa Abwaan Cabdi Aadan Xaad “Cabdi Qays” iyo Dameer Xabsi wada Galay ,Weliba Dameerkani Wuxuu Xidhnaa Mudo Ku Siman 12 Sannadood, oo dacwad loo haysto, cidda xidhay iyo dacwadda loo haystaba Waxaynu Maqli doonaa Barnaamijkan oo Xiise Gaar ah leh.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO BARNAAMIJKAN SUUGAANEED IYO SHEEKADA DARMAAN IYO DALXIIS
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/DarmaanIyoDalxiis2(1).mp3″]

Fiiro Gaar ah :Qofkii ay dhaaftay Qaybta Kowaad ee Sheekadu oo Hadii aanad Dhagaysan ay kugu adkaan doonto Fahamkeedu Iyo Sida ay u Tahay Mid Run ah Waxaad Gujisaa Halkan Hoose.
KA DAALACO HALKAN QAYBTII KOWAAD EE SHEEKADA DARMAAN IYO DALXIIS IIYO XIISAHA KU LAMAAN
Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed