Weligaa Ma Maqashay Dameer Dawladii Somalia u Xidhnaa Mudo 12 Sannadood ah? Waa Darmaan Iyo Dalxiis Iyo Barnaamij ay Qurbejoog Ka Diyaarisay {DHAGAYSO}
Hargaysa 08.Dec 2015 (SDN/QJ):- Waa Barnaamij Suugaaneed ay Shabakada Qurbejoog.com ugu Talo Gashay Bah’da Ku Xidhan Meel kasta oo ay ka Joogaan Caalamka.
Waa Sheeko Cajiib ah Waa Laba Maxbuus oo dad iyo Xoolo kala ah Balse Ku wada Jiray Xabsi Ilaaladiisu adag tahay,Sida looga baxaana ay Naadir Tahay, Waa Abwaan Cabdi Aadan Xaad “Cabdi Qays” iyo Dameer Xabsi wada Galay ,Weliba Dameerkani Wuxuu Xidhnaa Mudo Ku Siman 12 Sannadood, oo dacwad loo haysto, cidda xidhay iyo dacwadda loo haystaba Waxaynu Maqli doonaa Barnaamijkan oo Xiise Gaar ah leh.
Sheekadan Oo Muuqaal Loo Rogay Halkan Hoose Ka Daawo:
Qaybtii Kowaad ee Sheekadan ayaan Halkan idiinku soo Tebinaynaa Iyadoo Qaybta Labaadna aad Maqli doontaan Maalinta Arbacada ee Dhagaysi haboon.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO SHEEKADAN XIISAHA BADAN
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/DarmaanIyoDalxiis.mp3″]