|

Dareenka Dadweynaha ee Mar Afaraad inuu Hogaaminta Jabuuti noqdo Madaxweyne Geelle DAAWO

Jabuuti 07.Dec 2015 (SDN/QJ):- Todobaadkii tegey ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele Waxa uu ku shaaciyey inuu Mar afaraad isu soo taagayo hogaaminta dalkiisa iyo ka qayb qaadashada doorashada madaxtinimo,Waxa uu hadalkiisa ku sababeeyay inuu Xurmaynayo dalabka Shacabka Jabuuti .

Halkan hoose ka daawo video barnaamijk wariye C/laahi Maxamed Cali ee Kaalinta Dadweynaha oo si toos ah dad weynuhu kaga qayb qaateen khadka telefoonak.

Comments are closed