|

Hogaanka Iyo Taageerayaasha Xisbiga Ucid ee Bristol iyo Cardiff oo Madaxda Sare ee Xisbiga Ucid ka Dalbaday soo Afjarida Khilaafkooda DAAWO

Bristol 07 December, 2015-(SDN/QJ):- Madaxda iyo Taagerayaasha Xisbiga Ucid ee Magaalooyinka Bristol iyo Cardiff ee dalka Ingiriiska ayaa Waxay si wada jir ah u soo saareen baaq ay kaga dalbanayaan Hogaanka Sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid inuu soo Afjaro Khilaafka intii mudo ahayd u dhexeeyey Gudoomiyaha Xisbiga Ucid iyo Murashixiisa Jagada Madaxweyne oo ay ka dalbadeen inay danta Xisbiga Hoos u eegaan.

Comments are closed