“Dhamaadka Khilaafkii Kulmiye Iyo Bilowga Khilaaf kii Hore ka Culus oo ka Dhex taagan Xisbiga Ucid Iyo Saadaasha Wakhtigu Siday u aragto Xalka” Warbixin Qurbejoog ka Diyaarisay {DHAGAYSO}
Hargaysa 04.Dec 2015 (SDN/QJ):- Waxaa Werwer laga Qabaa Sida iyo Halka uu ku danbeeyo Khilaafka ka dhex aloosan Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid kaas oo Saamayn weyn ku yeelanaya Taageerayaasha Xisbigaas,Sidoo kale Waxa Mugdi gelaysa Hadii Xisbiga Ucid Mar kale Maxkamada Distooriga ahi ka garnaqdo Asbaabaha qaynuun ee Murankani ku fadhiyo.
Dhaqdhaqaaqyadan Is qabqabsi ee Ka dhex Jira Xisbiga waxa ay ina tusaysaasida aanay weli u adkayn shuruucda maaraysa xisbiyada siyaasadda ee Somaliland hadiiba Khilaaf soo Kala dhex galo, waxanay sii xoojinayaan aragtidii ay dad badani qabeen ee ahayd in xisbiyadu yihiin ururro qabiil oo shaadh dimuqraadiyadeed loo geliyey.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/KhilaafkaUcid04.mp3″]
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO WARBIXINTA QURBEJOOG KHILAAFKA UCID KA DIYAARISAY