Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle Oo Shaaca ka qaaday in Uu U Tartami Doono Xilka Madaxweynenimo ee dalka Jabuuti iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Jabuuti DAAWO
Jabuuti,3Dec,2015(QJ/SDN)-Iyadoo ay dhawaan uun ay ahayd ka dib markii shacabka reer jabuuti ay iskugu soo baxeen dibad bax ay ku codsanayaan in madaxweyne Geelle markale u tartamo xilka madaxtinimo ee dalka ayaa uu maanta madaxweynuhu shaaca ka qaaday in uu aqbalay dalabka uga yimid shacabkiisa, haddaba waxaanu halkan idiinku soo dubin doonaa warkaas iyo wararkii ugu danbeeyay ee dalka jabuuti ee halkan Hoose Ka Daawo: