Xisbiga WADDANI Oo Xukuumadda Ku Eedayay Inay iyadu Dabada Ka Riixayso Wadahadalada Turkiga DAAWO
Hargeysa,24Nov,2015(QJ/SDN)-Xoghayaha warfaafinta xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale(Boobe) oo masuuliyiinta ka tirsan xukuumadda u soo jeediyay in la ixtiraamo xeerarka u yaalla dalka,isagoo ka hadlay wada hadalka Somaliland iyo Somaliya iyo qorshihii warbaahintu baahisay ee sheegayay inuu Turkigu wado .
Boobe Yuusuf Ducaale,waxa uu fariin u diray wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cadde iyo qaar ka mid ah madaxdhaqameedka isagoo sheegay inay bulshada marin habaabinayaan.
Halkan Hoose Ka Daawo Shirka Jaraa’id Ee Boobe Yuusuf Ducaale: