|

Xisbiyadda Mucaaridka iyo Hogaanka dhaqanka oo aragtiyo kala duwan ka Muujiyey in Salaadiintu ka qayb galaan wada hadalada u dhexeeya S.land iyo Somalia DAAWO

Hargaysa 23.Nov 2015 (SDN/QJ):- Xisbiyadda Mucaaridka ee Somaliland ayaa Meel adag iska taagay qorshe la soo weriyey in dawlada Turkiga oo dhex dhexaadinaysay Wada hadaladii Madhalayska ahaa ee u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia ay ambo qaadkooda sii wadayaan Madax dhaqameed ka socda Labada dal.
Inkasta oo Dawladda Somaliland ay beenisay Jiritaanka Warkan hadana waxaa Xaraaradiisa kor u qaaday kadib markii Qaar ka mid ah Hogaanka Dhaqanka Somaliland ay Sheegeen inay diyaar u yihiin inay kaalintooda ka qaataan Wada hadalka.

Comments are closed