|

Laanta Socdaalka Somaliland oo Digniintii ugu adkayd u diray dadka soo galeetiga ah iyo Ajaanib ay Masaafuriyeen DAAWO

Hargaysa 22.Nov 2015 (SDN/QJ):- Taliyaha laanta Socdaalka Somaliland Gaashaanle Sare Maxamed Cali Yuusuf ‘’Ina Canbaro’’ ayaa digniin adag u diray dadka sifaha sharciga baal marsan isugu daya inay ku soo galaan Somaliland.

Taliyaha ayaa Sidoo kale Digniin waxa uu u diray Gaadiidka soo qaada soo Galeetiga.

Comments are closed