|

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somalia oo Daboolka ka qaaday in Muqdisho Shir loogu qabtay Dadkii Somaliland uga qayb geli lahaa Higsiga 2016 DAAWO

Muqdisho 22.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka arimaha gudaha Somaliya ayaa sheegay in magaalada Muqdisho shir loogu qabtay dadkii matali lahaa Somaliland ee ka qayb gali lahaa Hiigsiga2016.

Wasiirka oo Telefishanka Somalichannel waraysi siiyay ayaa sheegay in in markii hore maamul goboleedyada ay shir u qabteen haddana ay u gudbeen dawlad goboleedayada oo ay magaalada Muqdisho shir ugu qabteen dadkii u matali lahaa Somaliland doorashada 2016ka ka dhacaysa Dalka Somaliland

Halkan ka daawo Waraysiga Wasiirka arimaha gudaha Somaliya.

Comments are closed