|

Ujeedadda Wefti uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Maxkmadda Sare ee Somaliland oo Kormeer ku Tegay Galabta Magaaladda Boorama DAAWO

Boorama 21.Nov 2015 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Garyaqaan Aadan Xaaji Cali iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa Galabta Gaadhay Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal.

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Waxaa Kormeerkiisan ku Wehelinaya Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Garsoorka,Xeer ilaaliyaha Guud ee qaranka iyo Mas’uuliyiin kale.

Weftiga waxaa lagaga hor tegay duleedka Magaalada Boorama iyagoo soo dhawayn diiran kala kulmay bulshada gobolka awdal.

 

Comments are closed