|

Jaaliyada Somaliland ee Galbeedka London oo Xaflad maqaam keedi aad u sareya ku soo dhaweyey Fanaanda Sahra Ilays Halkan ka dawo sawiro qiimo leh

London21Nov15(QJ)jaaliyada soomaliland ee galbeedka london oo xaflad aad loo soo habeyey oo maqaamkedu aad u sarayo ku soo dhaweyey Fanaanada Sahra Ilay .xafladan oo ka dhacday Galbeedka London ayaa waxa ka soo qayb galay haweenka somaliland oo mujiyey jacaylka ay u qabaan fanaanada Sahra ilays oo dhawaan ka soo qayb gashay Baraamijka sanadlaha ee Somali week , soo dhawayntaa ayaa waxa lagu maamusay Sahra Ilays inay tahay Halyeey reer Somaliland oo heeso wadaniya iyo heeso jacayla ka muujisay somaliweek mudadii ay joogtay .Fanaanda Sahra ilays ayaa dhinaceeda uga mahad celisay soo dhawayntaa ay mujiyeen jaaliyada somaliland ee ku dhaqan Uk anay marna ilaabayn. gabagabadii xafladaas ayaa waxay Fanaanada sahra ilays ay goobta ka qaday heeso soo jiitay indha dadwaynahii iyo marti sharaftii ka qayb qatay.
halkan ka daawo sawiradii ay haweenka Somalilnad ee Waqooyiga london la galeen.

ilay9ilays5 ilays6 ilays7
ilays 4

ilays1

ilays2

ilays3

ilays4

Comments are closed