|

Daawo Muxaadiradda Uu Cinwaankeedu Yahay “SIDEE UMMADD LOO HOGGAAMIYAA?’’, Waxaana Innoo Soo Jeedin Doona Sheekh Mustafe Haaji Ismaaciil

Hargeysa,20Nov,2015(QJ/SDN)-Asc wr wb, dhamaan walaalaha Muslimiinta eek u xidhan shabakadda Qurbejoog.Com waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa, Muxaadiradda uu cinwaankeedu yahay “SIDEE UMMADDA LOO HOGGAAMIYAA?’’, Waxaana innoo soo jeedin donna Fadiilatu Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun Xafidahullaah.

Halkan Hoose Ka Daawo Muxaadiradda Uu Cinwaankeedu Yahay “SIDEE UMMADD LOO HOGGAAMIYAA?’’

QJ/SDN: Hargeysa

Comments are closed