|

Boobe Oo Ka Hadlay Wadahadaladii Somaliya & S/land Iftiimiyayna In Madaxdhaqmeeydyo Wadahadlka Lagu Soo Daridoono-DAAWO

Hargeysa 20.Nov 2015 (SDN/QJ):- Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Waddani Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale ayaa ka hadlay Wada hadalada Ma dhalayska ah ee u dhexeeya Somaliland iyo Somalia ee Turkigu Maalgelinayo,oo la sheegay in Madax dhaqameed ka socda Labada dal inay la wareegayaan sii ambo qaadista Wada hadalada labada wadan u dhexeeya.
Boobe Yuusuf Ducaale Wuxuu ka dalbaday Hogaanka dhaqanka ee Somaliland in aanay faro gelin arrimaha masiiriga ah,Waxaa kale oo Boobe uu dhaliilo adag u jeediyey Siyaasadda Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo.

Comments are closed