|

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Ka Hadlay Wada Hadaladii Somaliland iyo Somalia,Ma Jirtaa in Madax dhaqameedku ka qayb gali doonaan ?DAAWO

Hargeysa 20.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dr Sacad Xaaji Cali Shire oo Kulan Warbaahineed ku qabtay Xafiiskiisa ayaa Sheegay inay soo dhawaynayaan Go’aan ay ku aqoonsadeen Somaliland Golaha Deegaanka Tower‬ Hamlet ee Magaalada London.
Dr Sacad Xaaji Cali Shire Waxaa kale oo uu ka hadlay Wada hadaladii u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia iyo warar sheegaya in Turkigu qorsheeyay in aayaha labada dal ay ka wada hadlaan Madax dhaqameedyo labada dhinac ka kala socda.

Comments are closed