“Haddaan Kiniin Layna Wada Siin Maamul Somaliland Ah Oo Aynu U Galaynaa Ma Jiro, Iyagaaba Toodii Cuslaysay..” Cali Khaliif Gallayd
Balli-cad,16Nov,2015(QJ/SDN)-Hoggaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Gallayd ayaa sheegay in aanay Somaliland iyo Koonfurtoona aanay ku biiraynay oo aanay ka mid noqonnay, isagoona Cali Khaliif Gallaydh sheegay in Somaliland ay toodii cuslaysay , sidoo kale Cali Khaliif Gallayd waxa uu xusay in aanu maanta garanayn meel ay ku biiraan oo ay hawlahooda ku qabsdaan. Cali Khaliif Gallayd isagoo Arrimahaasi ka Hadlaya waxa uu yidhi:”Haddaan Kiniin Layna Wada Siin Maamul Somaliland Ah Oo Aynu U Galaynaa Ma Jiro, Iyagaaba Toodii Cuslaysay, oo maanta iyo beri madanaaba dab ugu jira, Koonfurna oodaha rogatay xaggaynu aadaynaa markaa innaku?..”
Haddaba, Si Aad U Daawato Warkaasi Oo Dhameystiran , Muuqaalkan Hoose Daawo:
QJ/SDN: Hargeysa