|

Wasiirkii Hore ee Ganacsiga oo Sheegay In Guul Joogo Mar hadii Lala Qaatay Go’aan uu Keligii Aaminsanaa,Kana Hadlay Dugsi ay ka soo wada Baxeen Madaxweyne Siilaanyo Iyo Gudoomiye Muuse Biixi DAAWO

Hargaysa 12.Nov 2015 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Ganacsiga Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa Sheegay inuu ku faraxsan yahay in Xisbiga Kulmiye Iyo Madaxweyne Siilaanyaba ay maanta la qaateen Fikir uu Markii hore keli ku ahaa kaas oo ah Cida badalaysa Madaxweynaha Marka la Gaadho doorashooyinka oo uu sheegay inuu aaminsanaa in Muuse Biixi yahay Shakhsiga keliya ee ka Midho dhalin kara Himilada qarankani leeyahay.

Dr Maxamed C.laahi Waxa uu Sheegay in Gudoomiye Muuse Biixi,Iyo Ku Xigeenkiisa Maxamed kaahin ay ka soo baxeen dugsigii uu Madaxweyne Siilaanyo ka soo qalin jebiyey

Comments are closed