|

Xaalada Magaalada Ceerigaabo oo Degen iyo Maamulka Gobolka Sanaag oo ka hadlay Shaqaaqadii Salaasadii DAAWO

Ceerigaabo 13.Nov 2015 (SDN/QJ):-  Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Sanaag oo uu Weheliyo Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolkaasi ayaa Shir Jaraa’id oo ay qabteen Waxay kaga warbixiyeen Xaalada Nabadgalyo ee Magaalada Ceerigaabo oo Salaasadii ay ka dhaceen rabshado Sababay dhaawaca ilaa Toban qof oo rayid ah,Kadib markii ay isku dhaceen qaar ka mid ah Bulshada Magaaladaasi iyo Ciidamada amaanka oo ku hawlanaa soo qabashada nin ku eedaysnaa inuu hub ka soo dejiyey Xeebaha Gobolka Sanaag.

Ceerigaabo SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed