Weedhihii ay Ka Jeediyeen Murashixiinta Guulaystay Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye DAAWO
Hargaysa 10.Nov 2015 (SDN/QJ):-Ergada ka qayb qaadanaysay Shirka 5aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye waxay ugu horayn u cusboonaysiiyeen Mudo Xileedkoodii Hogaankii Golaha Dhexe oo ka Kooban Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ku Xigeenkiisa iyo Xoghayaha Guud waxaa Markaas Kadib Khudbad Kooban madashaa ka Jeediyey Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ka waramay Shirkan Golaha Dhexe iyo natiijada laga filayo waxa uu Muuse Biixi ku Nuux Nuuxsaday Taariikhda Hogaamineed ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo .