|

Hoggaamiyaha Khaatumo Oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyay Golihiisa Wasiirada

Balli-cad,10Nov,2015(QJ/SDN)- Hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali khaliif Galaydh ayaa Isku shaan-dhayn Balaadhan ku sameeyay Golaha wasiirada, Sidoo kalana qaar kamida Wasiirada ayaa waayey Xilalkooda.  Prof Galaydh ayaa waxa uu aad u amaanay wasiiradii uu mudada dheer soo wada shaqeeyeen, dhanka kale Galaydh ayaa waxa uu si aad ah u amaanay dadka reer Ballicad oo uu sheegay in markaasi ay si weyn u soodhaweyeen Khaatumo.

Hadaba Akhri Magacyada Wasiirada Cusub

1 Wasiirka Arrimaha Dibada Iyo Isku Xidhka Fadaraalka Maxmuud Ismaaciil shabac

–          Wasiiro dowle C/xakiin Faarax dhaaye

–          Wasiir kuxigeen maryama xasan diiriye

–          Safiya cali caateeye

2 Wasiirka Arimaha Gudaha Axmed maxamuud doolaal

–          Abshir c/casiis sh maxamuud

–          c/laahi jaamac diiriye

3 Wasiirka Maaliyada Xasan Muuse cawi

–          Wasiir kuxigeno Maxamed cali bashiir

–          C/rashiid xaaji axmed

4 Wasiirka Amniga Keyse Cabdi Yuusuf

–          Wasiiro Dowle Faarax Maxamed Xasan Falaalug

–          Wasiir Kuxigeen Faarax Maxamed Cashuur

5 Wasiirka Caafimaadka Iyo Haweenka Iidle Dubad

–          Wasiiro Dowle C/risaaq Siciid Faarax

6 Wasiirka Waxbarashada isboortiga Iyo Dhaliinyarada C/naasir Cali Caynab

–          Wasiirku Xigeenka Faysal Muuse Dheri

7 Wasiirka Khayraadka Iyo Biyaha Mukhtaar Ciise Faarax

8 Wasiirka Xoolaha Maxamuud Cali Faraax

–           Siciid Maxamed Mire

9 Wasiirka warfaafinta Iyo Isgaadhsiinta Axmed Xaaji Cali

10 Wasiiro Dowlaha madaxtooyada C/rashiid Cawil Cadi Hiirad

–          Wasiir kuxigeen C/qani Khaliif Faarax

 

Dhanka kale madax weynaha maamulka khaatumo waxa u umagacaabay gudida wada xaajoodka maamulka khaatumo uu u xushay danaha maamulkooda

1 – Cismaan Xasan Xaaji Cumar

2 – Cali Ciise Cabdi

3 – Nuur Maxamed Gaas

4-  Maxamed C/raxmaan X Ibraahin

5-  C/rashiid Macalin Faarax

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Madashii Uu Gallaydh Kaga Dhawaaqay Isku Shaandhaynta:

Comments are closed