|

Kulmiye Sooyaalka Taariikheed ee Khilaafka Xisbiga Kulmiye Iyo Dhaxalka ka Dhasha oo Kala Jebiya Cududii Xisbigaas (BARNAAMIJ GAAR AH DHAGAYSO)

Hargaysa 03.Nov 2015 (SDN/QJ):- Inta badan dadku ma xasuustaan wixii soo dhaafay haddii aan la qorin oo aan la diiwaangelin. Dabadeedna aan diiwaanka laga baadhin xaalad kasta oo timaadda.

Mar haddii aanuu jirin diiwaan dib loo raaco, waxa yaraata fahamka xaaladaha murugsan ee had iyo jeer inna horyimaadda. Bal aan maanta inyar xasuusta dib u celinno. Xasuustaa waxa aan ku koobi doonaa geeddi-socodka Khilaafaadka Xisbiga Kulmiye.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO BARNAAMIJKAN OO DHAMAYSTIRAN

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Kulmiyeiyokalategiisa.mp3″]

Hargaysa SDN/QJ

Source Somalidiasporanews.com 

contact@qurbejoog.com

Comments are closed