Shacabka Jabuuti oo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ka baryaya inuu Mar 4aad Madaxweyne u Noqdo DAAWO
Jabuuti 02.Nov 2015 (SDN/QJ ) –Shacabka dalka Jabuuti ayaa isu soo bax balaadhan oo ay Shalay ka sameeyeen Caasimada dalkaasi waxay ku Muujiyeen Rabitaankooda ku aadan inuu Mar afaraad Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele isu taago Xil haynta Madaxtinimo ee Wadankaasi.