|

“Muuse Biixi Wuxuu Soo Maray Cadaadisyo faro badan laga soo bilaabo Shirkii Golaha Dhexe ee Burco ilaa Kii Hargaysa” DR Maxamed C.laahi Cumar DAAWO

Hargaysa 30.Oct 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Ganacsiga Dr Maxamed C.laahi Cumar oo Maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa ka Warbixiyey Cadaadisyo tiro badan oo uu Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi soo maray Mudadii uu hayay Xilka Hogaaminta Xisbiga Kulmiye

Comments are closed