|

Dhagaysiga Idaacadda VOA Oo Laga Mamnuucay Deegaanada Maamulka Puntland.

Garowe,29Oct,2015(QJ/SDN)-War Qoraal ah oo kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta Maamulka Puntiland ayaa deegaanada maamulkaasi ka taliyo looga mamnuucay in laga dhageesto ama Idaacadaha kuyaala ay sii daayaan Laanta Afka Soomaaliga ee VOA.

Wasiirka Warfaafinta Puntiland ayaa ku eedeeyay Idaacada VOA in ay caadeesatay tabinta Warar aan xaqiiqo aheyn uu sheegay in ay dhaawacayso sumcada iyo jiritaanka Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntiland.

Halkan Hoose Ka Akhriso Qoraalka VOA lagaga Mamnuucay Deegaanada Maamulka Puntland;


Comments are closed