|

Wasiir Cukuse Oo Ka Hadlay Masuuliyiinta Xukuumadda Siilaanyo Iska Casilay DAAWO

Hargeysa,26Oct,2015(QJ/SDN)-Wasiirka warfaafinta Somaliland MD Cabdillaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa ka hadlay wasiiro,ku xigeeno iyo afhayeenkii madaxtooyadda oo xukuumadda Siilaanyo iska casilay.

Wasiir Cukuse oo magaalada Hargaysa shir jaraa’id ku qabtay ayaa sheegay in KULMIYE ay Somaliland ka wayntahay ,kana shaqaynayaa sidii amniga dalkani u khalkhaleen.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WASIIRKA:

Comments are closed