|

“Musharax Kasta Tartan Xalaal Ah Oo Walaal-tinimo Ayaa Naga Dhexeeya,Hawsha Xisbiga-na Hogaanka Xisbigaa Leh,” Murashax Samaale DAAWO

Hargaysa 24.Oct 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda haatana ah Murashax u Taagan Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Marka uu furmo shirkiisa Golaha Dhexe ee Ku Mudaysan 10 Bisha soo Socota ayaa maanta Xarunta Guud ee Xisbiga Kulmiye ka qaatay Kaadhkiisa Xubin-nimada Golaha Dhexe ee Kulmiye isla markaana ka hadlay Warar sheegayay in Madaxtooyadu u diidan tahay inuu ka qayb galo Shirkaas.

Comments are closed