|

Golaha Wasiiradda Somaliland oo Fadhi aan Caadi ahayn ka Yeeshay Hirdanka Murashixiinta Xisbiga Kulmiye DAAWO

Hargaysa 17.Oct 2015 (SDN/QJ)-Shir aan Caadi ahayn ayaa Waxaa Maanta Yeeshay Golaha Wasiiradda Somaliland Kaas oo uu Shir Gudoominayey Ku Simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku Xigeenka JSL Ayaa lagaga hadlayay Sidii Murashixiinta Xisbiga Kulmiye ay u heli lahaayeen Saaxad ay ku Tartamaan.

Comments are closed