|

Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad Ee KULMIYE Oo Sheegay In Si Siman Loogu Tartamayo Golaha Dhexe DAAWO

Hargaysa 17,Oct 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiye ku xigeenka xisbiga KULMIYE Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in si siman loogu tartamayo golaha dhexe dhexdiisa, isla markaana aanu qofna kaligii wax gaar ah samayn karin, waxaanu xusay in maantaba uu bilaabmay diiwaangelintii kaadhadka aqoonsiga xubnaha golaha dhexe.

“Saaka wuu bilaabmay xubnihii u horeeyey waana kaadhkii aqoonsiga xubanaha golaha dhexe oo ka kooban yahay ee shirka kaga soo qaybgalaya, waxaanay golaha dhexe ka kooban yihiin ilaa afar boqol iyo kow qof.”ayuu yidhi Maxamed Kaahin.

Comments are closed