|

”Wabar Anigu Maanta U Nisbayn Maayo Dhibaatada Gobolka Awdal Ka Taagan…” Gudoomiyaha Guurtida.

Hargeysa,13Oct,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa markii ugu horraysay ka hadlay xaaladda gobolka awdal oo maalmihii ugu danbeeyay kacsaneed.  Isagoo gudoomiye saleebaan iska indho tiray xaaladda gobolka awdal kana gaabsaday in ay guurti u dirayaan suldaan wabar iyo gobolkaasba.

Gudoomiyaha oo mar uu kasoo baxay aqalka golaha guurtida ay warbaahintu su’aalo ku gantay ayaa haba yaraatee wax jawaab ah ka bixin su’aalo dhawr ah oo ay warbaahintu ka weydiisay xaaladda gobolka Awdal.

Gudoomiye Saleebaan Ayaa sheegay  in aanu isagu xaaladda gobolka Awdal u nisbeenayn Suldaan wabar.

Warkaas Oo Faahfaahsan Halkan Hoose Ka Daawo:

QJ/SDN: Hargeysa

Comments are closed