Xisbiga kulmiye iyo Sadaasha Guddomiyaha xisbiga ucid Uganda !!!
Sida runta waxaan qalinka uu qaatay hadeer inaan xisbiga kulmiye iyo hirdanka ka jira oo wajiyo badan leh yara qaada dhigo
Sida runta ah xisbiga kulmiye waxa uu ka mid yahay saddexda xisb dalkeena ka jira ama hadii aynu si kale uu dhigno waa xisbi muxaafidki, Hadabo xisbi hadii sidiisaba la qeexo waa hanti ay leeyihiin shacabka somaliland bari ilaa galbeed cid waliba ku jiri karo xaqna ay leedahay hada waa deegaan kasta siyaasintiisu ama shacabka codka uu horaaye ha ahaadane oo shaqsi deegaan siyaasiyin mid koona ka xigsan karin cid kale,
Tusaale beel hebel hadaanu nahay xisbiga muruq iyo maal cod baa naga maqan waa markayagii ama heshiis hora jiray oo dhigayey cidi noogu iman karin doorkan !!!
Miyaan la odhan karin xisbiga kulmiye waxa xaq u leh dhamaan siyaasiyiinta ka tirsan labada gole xisbiga waxay xaq uu leeyihiin inay waxna doortaan lana dooran karo, sida runta ah xisbiga kulmiye markaan dhan kasta ka istaagay waxa isoo baxday inaanu ahayn xisbi lawada leeyahay ee uu yahay xisbi la kala leeyahay.
Guddomiyaha xisbiga ucid laantiisa Uganda
Md khaddar Mohamed nur bitijoor
Uganda kampala