|

Madax dhaqameed ka Tirsan Gobolka Awdal oo Sheegay in Sida Suldaan Wabar ay Talaabi doonaan hadii aan la sii dayn Xubno u Xidhan Xukuumadda DAAWO

Boorama 10.Oct 2015 (SDN/QJ)- Qaar Ka Mid ah Madaxda Dhaqanka,Waxgarad Iyo Qaybo kale oo Ka Mid ah Bulshada Gobolka Awdal ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay inay sida ugu dhakhsiyaha badan Xoriyadoodii ugu soo Celiso Xubno ay Dawladu sheegtay inay la Xidhiidhisay Weerar Todobaadkii hore lagu qaaday Badhasaabka Gobolka Awdal isla markaana Sababay Khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu Jira.

Comments are closed