|

Wasiirka Wershadaha Somaliland oo Dabin Siyaasadeed Geliyey Xukuumadda Somaliland Kadib Markii uu Shir la Fadhiistay Somalia Iyo Punt land DAAWO

Denmark ,10Oct,2015(QJ/SDN)-Wasiirka wershadaha Somaliland Shucayb Maxamed Muuse, ayaa maanta wadanka Denmark kaga qayb galaya shir uu soo abaabulay urur lagu magacaabo SPARK oo la isugu keenayo wasiirada wershadaha iyo ganacsiga ee Somaliland, Somaliya iyo Puntland.

Jaaliyada Somaliland oo ku baraarugay ajandayaasha shirkan oo la qaybinayo  ayaan soo dhawayn wasiirka shirka ganacsi ee kooban kala qayb gelaya Dawladda Somaliya iyo maamulada kale ee wadankaas, waxaanay isweydiinayaan jaaliyadda Somaliland sababta uu wasiirku ugu milmay weftiga Somaliya ee uu shir gaar ah ugu qaban waayay ganacsiga iyo maalgashiga Somaliland.

Comments are closed