Suxufiyiinta Somaliland Oo Canbaareeyay Xadhiga Wariyayaasha iyo TV-ga Universal.
Hargeysa,5Oct,2015(QJ/SDN)-Qaarka mida Wariyayaasha ka hawl-gala caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa Si Aadag Uga Hadlay Xadhiga Xukuumadda Soomaaliya Kula Kacday TV-ga UNIVERSAL iyo qaar ka mid ah wariyaasha ka hawl-gala Tv-gaasi. Wariyaasha Somaliland ayaa waxay sheegeen inay canbaareenayaan xadhiga wariyayaasha iyagoona sheegay in xukuumadda Soomaaliya si dhakhso ah oo bilaa shuruud ah kusii dayso wariyayaashaasi.
Warkaas oo faahfaahsan halkan hoose ka daawo:
QJ/SDN: Hargeysa