|

Tartankii Ciyaaraha Goboladda Somaliland oo Wareegiisii Kowaad Beri Furmi Doono,Iyo Hannaanka Wasaaradda Warfaafintu u Tebin doonto DAAWO

Hargeysa, 04 Oct  2015 (SDN/QJ)- Wasiir-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Somaliland Marwo Shugri Xariir Ismaaciil ayaa Maanta Ka Warbixisay doorka Wasaaradda Warfaafintu ka qaadanayso Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland oo Wareegiisa Kowaad beri ka furmi doono Magaalooyinka Boorama Iyo Burco.

Comments are closed