|

Suxufiyiin iyo Abwaaniin Hambalyo u diraya Meherka Maxamed Saleebaan Cumar & Naciima Qaasim Muuse

Gacal iyo Sokeeyaba Guurkiinna Lagu Farax… Guurkiinna Guur Khayr, Gurigiinnu Guri Nagi Guulloow ka yeel

HAMBALYO-MAXAMED-SALEEBAAN-CUMAR-300x183Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA

Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto)

Xasan Maxamed Yuusuf

Muuse Faarax Jaambiir

Yuusuf Maxamed Ismaaciil “Yuusuf Yarre”

Mustafe Sheekh Cumar Geeddi

Khadar Maxamed Cakulle,

Caddifataax Ismaaciil Mursal

Cali Axmed Cawaale (Caana-dhame)

Madar Cabdi Axmed

Khadar Iid Kaariye,

Caydaruus Sh. Cumar Geedde,

Mustafe Cabdi Maxamed (Jannaale),

Cabdiraxmaan Xasan Cabdi,

Siciid Cawil Axmed,

12108116_868294719906629_6251945753734597093_nKhaalid Sacad Muuse

Cali Jaamac Maxamed,

Cabdikariim Siciid Saalax

Saleebaan Ibraahin Xaashi,

Xasan Cumar Xasan,

Xasan Maxamed Jaamac (Banaroma),

Ismaaciil Maxamed Cakulle

Maxamed Cabdalle,

Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago),

Faysal Xiis Weerar (Afgaab),

Cabdifataax Maxamuud Caydiid

Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale)

C/Risaaq Maxamuud Caalin (Cabdoo)

Naasir Saleebaan (Naasi-Gargaar)

Cabdiqaadir Aadan Carab,

12119171_1022274287793672_6249019305446421190_nSiciid Cabdi Xuseen,

Muniir Axmed Cigaal,

Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig),

C/Raxmaan Aw Aadan Dhammeeye,

Cumar Maxamed Faarax,

Cali Xasan Sugulle,

Xasan Maal Dhidar,

Cabdiwahaab C/Rashiid Xuseen,

Axmed Maxamed Saleebaan,

Cabdiqani Cabdillaahi Axmed (Asbaroo),

Cabdiqaadir Maxamed Ciid,

Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keefkeef),

Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay),

Axmed Maxamed Cabdillaahi (Barre),

Cabdirashiid Cali Sheekh

Maxamed Cabdi Cumar (Cirro),

Kayse Axmed Digaale,

Khadar Macallin Deeq, Dhammaan Suxufiyiintaas iyo kuwo kale oo tiro badan iyo weliba Abwaaniinta kala ah

Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi)

Xasan Xaaji Cabdillaahi (Xasan-Ganay)

Axmed Saleebaan Bidde

Saleebaan Baashe

Sidiiq Maxamed Burmad

Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame)

Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax),

Dhammaan Abwaaniintaas iyo kuwo kale oo badan iyo Weliba Bahda Warbaahinta Qurbejoog, Madax iyo Shaqaale-ba, waxay Hambalyo iyo Bogaadin aan la soo koobi karin Hawada u marinayaan;

Suxufiga/Hal-abuurka Maxamed Saleebaan Cumar

Iyo Naciima Qaasim Muuse

12096517_1022273867793714_484101528203179594_nOo Munaasibadda Meherkoodu Khamiistii Maanta oo ay Taariikhdu ku beegnayd 01-da Bishan October sannadka 2015-ka ka qabsoontay Huteelka Ambassator ee Caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Waxay dhammaan Asxaabtaas kala duwan iyo in badan oo kale-ba ALLAAH uga baryayaan oo ay leeyihiin noqda labadii isku raaga, isku raasooba, Ubad khayr qabana wada hela, Aqal-galkoodana ku gaadha Farxad, Nabad, Barwaaqo, Kalgacal, wada-jir ee noloshooda isku faraxsanaada Insha Allaah. Aammiin…….Aammiin…….Aammiin…… ALLAAH ha aqbalo INSHA ALLAAH.

Comments are closed