|

Jaaliyada Somaliyeed ee ku dhaqan Uk oo Wariye Muna Cumar Xasan Oo ka hawl gasha Tvga qaranka Somaliya u doortay wariyaha 10 sano ee dambeeyey

London03Oct15(QJ/)jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Uk iyo saxafiyiinta iyo fanaaninta ka hawlgala wadanka Uk waxay Wariyaha Sanadka u Doorteen Wariye Muuna Cumar Xassan oo ka hawl gasha TvgaQaranka Wariyaha 10sano ee u danbeeyey Wariye Muuna ayaa waxay soo daysaa Baraamijka Fanka iyo Sugaanta oo ay dadwayne aad u tiro badan ka dawadaan qaradaha aduunka. hadaanu nahay bahda qurbejoog waxanu leenahay Hambalyo Wariye Muuuna.

Halkan ka daawo Codayntii jaaliyada Somaliyeed ee ku dhaqan Uk.

Qaybo ka Mida Baramijahii ay sii daysay Wariye Muuna

BARNAAMIJKA FANKA & SUUGAANTA KOOXDA HIRGALAY 16 08 2015

Comments are closed