|

Guddoomiyaha Maxakamada Sare Oo Difaacay Dadka la iska xidho Iyadoon Aan Maxkamad Lasoo Marin.

Gudoomiyaha Maxkamada SareHargeysa,28sep,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha Maxkamda Sare ee Somaliland Aadan Xaji Cali Axmed oo ayaa sheegay inaan suxufi dambe loo xidhi doonin mihadisa mar uu maanta waraysi siyaay Laanta Afka Saomaliga ee BBC.

” ma jiri doonto saxafi dambe oo mihnadiisa lagu xidho qofkii saxafi ka dacwoonaya maxakamada ha tako oo dacwad ha lagu furo looyarna ha qabsado isaga oo saxafigii xor ah ” Ayuu yidhi gudoomiyha Maxkamda Sare

Gudoomiyaha Maxkamda Sare oo wax laga waydiyaay fananita xidiga geeska ee xidhay ayaa ku jawaabay ” fanaaniinta iyo madax-dhaqameedka hadii arrin meel ka dhac qaranka ah lagu haysto dacwadooda booliska ayaa baadhaya iyaga oo aan xidhnayn xeer ilaalinta ayaa loo gudbinayaa ka dib iygada oo dacwadii buuxda ayey maxakamada sare qaadaysaa dacwadii “

Comments are closed